Sawiradda Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr. Axmed Yuusuf Idiris oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Yuusuf Warsame Xasan ayaa daahfuray kulan hawl-leed lagu gorfaynayey qorshaha shaqo ee Wasaaradda ee sannadka 2024-ka. 
 
Kulanka oo ay qayb ka ahaayeen dhammaan Agaasimayaasha Waaxaha iyo La-taliyayaasha Wasaaradda ayaa falanqayn ka dib ku ansixiyey qorshe hawl-leedka shaqo ee 2024-ka.